HomeWararGaar Ah: Muwaadin U Dhalatay Dalka Holland oo Shalay Isku Qarxisay Hotelka...

Gaar Ah: Muwaadin U Dhalatay Dalka Holland oo Shalay Isku Qarxisay Hotelka Central

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Idaacadda Dalsan ayaa ogaatay in Qofkii Shalay isku qarxiyay Hotelka Central  ee Magaaladda Muqdisho ay kamid ahayd Shaqaalaha Hotelka gaar ahaan qeybta Soo dhaweynta ee loo yaqaano (Reception) islamarkaana ay tahay Qof u dhalatay Dalka Holland. Dad ka badan 25 qof ayaa halkasi ku dhimatay oo ay ku jireen Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Idaacadda Dalsan ayaa ogaatay in Qofkii Shalay isku qarxiyay Hotelka Central  ee Magaaladda Muqdisho ay kamid ahayd Shaqaalaha Hotelka gaar ahaan qeybta Soo dhaweynta ee loo yaqaano (Reception) islamarkaana ay tahay Qof u dhalatay Dalka Holland.

Dad ka badan 25 qof ayaa halkasi ku dhimatay oo ay ku jireen Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxana ku dhawaacmay xubno sar sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Il Wareed Xaqiiq ah ayaa Radio Dalsan u sheegay IN Weli Baaritaano Badan ay socdaan.

Shaqaale oo katirsan Hotelka shalay qaraxa uu ka dhacay ayaa la xeray si Nabadsugida Soomaaliya ay si sahlan Baaritaanka ay u sameeyeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts