HomeWararMasuuliyiinta Goboladda Awdal iyo Sanaag oo Maanta Dil Ka Badbaaday

Masuuliyiinta Goboladda Awdal iyo Sanaag oo Maanta Dil Ka Badbaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Fallaay ayaa Maanta ka badbaaday isku day dil oo lala damacsanaa in lagu dilo.

Koox hubeysan ayaa Masuuliyiintasi u galay Meel ku dhaw Degmada Ceerigaabo ee Waqooyga Gobolka Sanaag.

U Jeedada Booqashadda Wafdiga oo ay la socdeen Gudoomiyeyaasha ayaa lagu sheegay in lagu waday halkasi iney ka dhacdo Xaflad Xil Wareejin ah.

Waxaan isku daynay inan Madaxdasi aan la xiriirno si aan wax badan uga weydiino balse ma aysan inoo suurto galin.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories