- Advertisement -
- Advertisement -
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay lagu wadaa inuu yimaado Magaalada Muqdisho.
Xasan Sheekh ayaa beryahan ugu maqnaa Baaritaano Caafimaad Dalka Jarmalka.
- Advertisement -
Warar laga helay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha ay soo dhaweyn doonan ku simaha Madaxweynaha iyo Xubno kale.
