HomeWararMaamulka Gobolka Shabeeladda Hoose oo Sheegay in 20 Dagaalame Looga Al Shabab...

Maamulka Gobolka Shabeeladda Hoose oo Sheegay in 20 Dagaalame Looga Al Shabab Weerar Dhinaca Cirka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Gobolka Shabeeladda Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo Wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Dalka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegay in Weerarkii Shalay ee Dhinaca Cirka in lagu dilay 20 Dagaalame oo ka tirsanaa Al Shabab. Duqeynta oo loo maleynayo iney fulisay Diyaarad nooca Duuliyaha aan laheyn oo uu Mareekanka leeyahay ayaa ka dhacday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Shabeeladda Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo Wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Dalka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegay in Weerarkii Shalay ee Dhinaca Cirka in lagu dilay 20 Dagaalame oo ka tirsanaa Al Shabab.

Duqeynta oo loo maleynayo iney fulisay Diyaarad nooca Duuliyaha aan laheyn oo uu Mareekanka leeyahay ayaa ka dhacday Meel u dhaw Magaaladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose.

- Advertisement -

Gudoomiyaha waxa uu sheegay in Weerarka oo lala eegtay Xero ay ku sugnaayeen Dagaalamayaasha Al Shabab in lagu burburiyay Dhismo iyo gawaari u dhawaa Halkasi.

Al Shabab weli ma aysan ka hadlin Weerarka oo Shalay dhacay.

Mareekanka ayaa inta badan sheegta Masuuliyadda Weerarada dhinaca Cirka ee ka dhan ah Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts