HomeWararWadaadkii Afaraad oo Xalay Lagu Dilay Magaaladda Baydhabo

Wadaadkii Afaraad oo Xalay Lagu Dilay Magaaladda Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo Hubeysan oo aan weli la aqoonsan ayaa Magaaladda Baydhabo Ku Toogtay Wadaad caan ah oo Lagu Magacaabi jiray Sheekh Adan Maalin Cabdullahi. Kooxda ayaa ku toogatay Wadaadka gurigiisa oo ku yaalla Magaaladda Baydhabo. Ciidamadda Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay Dilka kadib Laba Ruux oo lala xiriiriyay iney ka dambeeyeen Toogashadda Sheekh Adan Maalin. Waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo Hubeysan oo aan weli la aqoonsan ayaa Magaaladda Baydhabo Ku Toogtay Wadaad caan ah oo Lagu Magacaabi jiray Sheekh Adan Maalin Cabdullahi.

Kooxda ayaa ku toogatay Wadaadka gurigiisa oo ku yaalla Magaaladda Baydhabo.

- Advertisement -

Ciidamadda Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay Dilka kadib Laba Ruux oo lala xiriiriyay iney ka dambeeyeen Toogashadda Sheekh Adan Maalin.

Waa Wadaadkii Afaraad ee lagu toogtay Dhowr bil gudahood Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts