HomeWararNin Soomaali Ah oo Dilay Soomaali Kale oo Maxkamad Lagu Soo Taagayo...

Nin Soomaali Ah oo Dilay Soomaali Kale oo Maxkamad Lagu Soo Taagayo Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Muwadin Soomaali ah ayaa lagu wadaa in Maanta oo sabti ah lasoo taago maxkamad ku taala dalka koonfur Afrika, kaas oo lagu eedeyay in uu muwaadin kale oo Soomaali ah uu ku dilay deegaan lagu magacaabo Mejali balin, oo qiyaastii 32 KM u jirta magaladda Kibtan. Tacshiirada dilka ayaa waxaa uu dhacay haweynkii arbacada,sida saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwadin Soomaali ah ayaa lagu wadaa in Maanta oo sabti ah lasoo taago maxkamad ku taala dalka koonfur Afrika, kaas oo lagu eedeyay in uu muwaadin kale oo Soomaali ah uu ku dilay deegaan lagu magacaabo Mejali balin, oo qiyaastii 32 KM u jirta magaladda Kibtan.

Tacshiirada dilka ayaa waxaa uu dhacay haweynkii arbacada,sida saraakiisha deganka ay warbaahinta uxaqiijiyeen.

- Advertisement -

Maxkamadeynta muwadinkan Soomaaliga ah ayaa waxaa la filayaa in maanta ay ka dhacdo dalkaasi, sida garsoorayaasha maxkamada ay saxaafada ay u sheegeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts