La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%
Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
Dowladaha Kenya iyo Jarmalka ayaa waxaa ay iska kaashan doonaan la dagalanka kooxaha xiriirka la leh sida Xarakada Al Shabab.
Xoghayaha Golaha Wasiirrada Kenya ee...
Dhageyso: Godoomiyaha Degmada Holwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo ka hadlay Dabkii Maanta ka kacay Goob shidaal oo ku taal Isgooska Balaagsii ee MuqdishoÂ