Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Eng. Yariisow: “IGAD waa inay faraha kala baxaan Maamul-u-samaynta Sh/dhexe iyo Hiiraan”.

Siyaasiga Eng. C/raxmaan Osman Omar “ Eng. Yariisow” oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobalka Sh/dhexe ayaa gaashaanka ku dhuftay Qorshaha Urur-gobaleedka...

Dukument Sir ah: Shaxda IGAD ee Maamul-u-samaynta Goballada Sh/dhexe iyo Hiiraan.

Idaacadda Radio Dalsan ayaa  heshay Dukumenti Sir ah oo ku aadan Qorshe Hawleedka  Urur-gobaleedka IGAD ee ay  ku dhisayaan Maamul-gobaleedka Sh/dhexe iyo Hiiraan ee...

Gaari miineysan oo lagu weerari lahaa Hotelka Maka Al-mukarama oo la qabtay.

Ciiddanka Hay’adda NISA waxay barqanimaddii maanta gacanta ku dhigeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kaasi oo lala maaganaa in lagu weeraro Hotelka Maka...

Somali si sharci-darro ah ku geli lahayd Uganda oo la xiray.

10 qof oo Somali ah ayaa lagu qabtay Degmadda Busiya oo ku taalla xuduudka Uganda la wadaagto Kenya. Telefishinka NTV ayaa sheegay inay Boliksa ku...

Danjiraha cusub ee Somalia u joogi doona dalka Masar iyo Ururka Jaamacadda Carabta oo gaaray Qaahira.

8 bilood kadib, waxaa shalay gaaray caasimadda dalka Masar ee Qaahira Ambassador C/qani Maxamed Wacays oo noqon doona Danjiraha cusub ee Somalia ee dalka...

Xiriirka Ururadda Shaqaalaha Somalia oo cambaaraysay Fargelinta Midowga Afrika iyo AMISOM

War Qoraal oo ka soo baxay Xiriirka Ururadda Shaqaalaha Somalia (FESTU) waxay si xooggan u cambaareeyeen Ururka Midowga Afrika iyo Hawlgalka AMISOM oo ay...

Kenya oo sheegatay inay Alshabaab ka soo furteen dad Kenyan ah oo ay qafaasheen.

8 qof oo Kenyan ah ayaa la sheegay inay Xarakadda Alshabaab soo qafaasheen muddo hal bil gudaheeda. Taliyaha Boliska Gobalka Mandera, Fredrick Shisia ayaa sheegay...

Must read