HomeWararSomali si sharci-darro ah ku geli lahayd Uganda oo la xiray.

Somali si sharci-darro ah ku geli lahayd Uganda oo la xiray.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

10 qof oo Somali ah ayaa lagu qabtay Degmadda Busiya oo ku taalla xuduudka Uganda la wadaagto Kenya. Telefishinka NTV ayaa sheegay inay Boliksa ku raad joogeen Dadka Soomaalida, kuwaasi oo doonayey inay Uganda si sharci-darro kaga soo galaan Kenya. Taliyaha Boliska Degmadda Busia, Nelson Nahabwe ayaa sheegay in Socotadda Soomaalida la qabtay, kadib, markii […]

- Advertisement -

10 qof oo Somali ah ayaa lagu qabtay Degmadda Busiya oo ku taalla xuduudka Uganda la wadaagto Kenya.

Telefishinka NTV ayaa sheegay inay Boliksa ku raad joogeen Dadka Soomaalida, kuwaasi oo doonayey inay Uganda si sharci-darro kaga soo galaan Kenya.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska Degmadda Busia, Nelson Nahabwe ayaa sheegay in Socotadda Soomaalida la qabtay, kadib, markii ay dadka Deegaanka ku soo wargeliyeen Boliska, taasi oo fudueysay in la qabto Soomalidaas.

Busia district police commander, Nelson Nahabwe

Waxa uu intaasi ku daray in  Soomaalida la qabtay ay  ku jireen kuwo haystay Aqoonsiga Qaxootinimo, waxaana lagu wareejiyey Saraakiisha Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories