HomeWararDanjiraha cusub ee Somalia u joogi doona dalka Masar iyo Ururka Jaamacadda...

Danjiraha cusub ee Somalia u joogi doona dalka Masar iyo Ururka Jaamacadda Carabta oo gaaray Qaahira.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

8 bilood kadib, waxaa shalay gaaray caasimadda dalka Masar ee Qaahira Ambassador C/qani Maxamed Wacays oo noqon doona Danjiraha cusub ee Somalia ee dalka Masar iyo Wakiilka Joogtadda ee Somalia ee Xarunta Dhexe Ururka Jaamacadda Carabta oo ku taalla magaalladda Qaahira. Ambassador Wacays waxaa Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee magaalladda Qaahira ku soo dhaweeyey Madax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

8 bilood kadib, waxaa shalay gaaray caasimadda dalka Masar ee Qaahira Ambassador C/qani Maxamed Wacays oo noqon doona Danjiraha cusub ee Somalia ee dalka Masar iyo Wakiilka Joogtadda ee Somalia ee Xarunta Dhexe Ururka Jaamacadda Carabta oo ku taalla magaalladda Qaahira.

Ambassador Wacays waxaa Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee magaalladda Qaahira ku soo dhaweeyey Madax ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Masar, waxaana la filayaa inuu maalmaha soo socdo la kulmo Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Alsiisii, si uu ugu gudbiyo Waraaqihiisa Aqoonsiga Diplomaasiyadeed.

- Advertisement -

Danjiraha cusub ee Somalia u joogi doona dalka Masar iyo Ururka Jaamacadda Carabta waxa uu W/barashadiisa Dugsiga Sare ilaa Jaamacadda ku qaatay dalka Masar, wuxuuna sannadkii 1969-kii Shahaadada Bajaloorka ka qaatay Jamaacadda Al-Iskandariya.

Wargeyska Albeled News ee ka soo baxa Qaahira ayaa qoray in Madaxweynaha Somalia, Hassan Sheikh Mohamoud uu bishii hore ee June u magacaabay Ambassador C/qani Maxamed Wacays u soo magacaabay Xilka Danjirenimo.

Dhinaca kale, Safiirka cusub ayaa la magacaabay, kadib, markii uu  Danjirihii hore ee Somalia u joogay dalka Masar iyo Xarunta Ururka Jaamacadda Carabta, Marxuum Ambassador Abdillahi Hassan Mohamed ku geeriyooday magaalladda Qaahira dabayaaqadii bishii November ee sannadkii hore ee 2015-kii.

- Advertisement -

 ©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts