Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Midowga Afrika oo ku baaqay in la taageero  horumarka Siyaasadda  iyo Doorashooyinka Somalia.

Madaxa Guddiga Xaqiiqo-raadinta ee Ururka Midowga Afrika ee dhawaan booqashadda ku yimid magaalladda Muqdisho ayaa jeediyey Yaboohaasi, kadib, markii ay dhamaysteen booqashadii hawleed ee...

Dagaalka K/Suudaan oo ka bilowday Qoraal  la soo dhigay barta Facebook ee Riek Machar

Ilaa 272 qof ayaa lagu dilay dagaallada maalmihii la soo dhaafay ka dhacay caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ee Jubba. Danjiraha Dowladda Koonfurta Suudaan u jooga...

Dowladda India oo Kenya ka taageerayso La-dagaalanka Alshabaab.

Ra’isul-wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo dhamaystay booqasho uu ku joogay dalka Kenya ayaa sheegay inay Dowladda Kenya ka taageeri doonaan Hawlgalladda ka dhanka ah...

Kulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Jubbaland, ee Wadatashiga Siyaasada Amniga Qaran

Qodobada Gundhiga u ah shirku waxay ahaayeen Kadib markii la dhagaystay, qudbadii Ra’isalwasaare ku xigeenka ee guudmarka Siyaasada Amniga Qaranka (NSP), ee lagu ansixiyay, Kulankii...

Tirada dadka ku barakacay gudaha Somalia iyo Deegaanadda ay ku kala sugan yihiin oo la soo bandhigay.

  Hay’adda Caalamiga ee Muhaajiriinta (IOM) ayaa sahan ku samaysay Deegaanadda ay ku sugan yihiin Dadka ku baracay colaadihii, abaarihii, daadadkii iyo Fatahaadda Webiga Shabeelle...

Boliska Kenya oo Dhallinyaro Soomaaliyeed ku dilay Nairobi.

  Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Boliska xalay toogasho ku dileen Labo nin oo Somali ah, kuwaasi oo la tilmaamay...

Boqolaal Tahriibayaal oo maanta laga badbaadiyey xeebaha Libya

Kooxaha Gurmadka ayaa la sheegay inay maanta soo badbaadiyeen ku-dhawaad 400 oo Tahriibayaal ah oo ay la qalibantay dooni maarayey Badweynta Mediterreanka oo u...

Must read