HomeWararMidowga Afrika oo ku baaqay in la taageero  horumarka Siyaasadda  iyo Doorashooyinka...

Midowga Afrika oo ku baaqay in la taageero  horumarka Siyaasadda  iyo Doorashooyinka Somalia.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Madaxa Guddiga Xaqiiqo-raadinta ee Ururka Midowga Afrika ee dhawaan booqashadda ku yimid magaalladda Muqdisho ayaa jeediyey Yaboohaasi, kadib, markii ay dhamaysteen booqashadii hawleed ee ay ugu kuur galeen heerka ay marayaan U-diyaar garowga Doorashooyinka.

Olabisi Dare waxa uu tilmaamay inay doonayaan in la taageero Horumarka Siyaasadda Somalia, gaar ahaan Hawlaha Doorashadda iyo in la hormariyo Awoodda Hay’addaha Dowladda Federalka Somalia.

Dhinaca kale, Wafdiga Xaqiiqo-raadinta waxay Wabixin u gudbin doonaan Guddiga Ururka Midowga Afrika oo ku aadan xoojinta taageeradda AMISOM iyo sidii Goobjoogayaal loogu soo diri lahaa Somalia, si ay u kormeeraan Doorashooyinka bilaha August iyo September lagu soo dooran doono Madaxweyne iyo Barlamaan Cusub.

AU

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories