HomeWararKenya oo sheegatay inay Alshabaab ka soo furteen dad Kenyan ah oo...

Kenya oo sheegatay inay Alshabaab ka soo furteen dad Kenyan ah oo ay qafaasheen.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

8 qof oo Kenyan ah ayaa la sheegay inay Xarakadda Alshabaab soo qafaasheen muddo hal bil gudaheeda. Taliyaha Boliska Gobalka Mandera, Fredrick Shisia ayaa sheegay in dadkaasi laga qafaashay Deegaanadda Alango iyo Kurokura. Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wargeyska Daily Nation ayuu ku sheegay inay ku guuleysteen inay soo furtaan dadka ay Alshabaab qafaasheen, […]

- Advertisement -

8 qof oo Kenyan ah ayaa la sheegay inay Xarakadda Alshabaab soo qafaasheen muddo hal bil gudaheeda.

Taliyaha Boliska Gobalka Mandera, Fredrick Shisia ayaa sheegay in dadkaasi laga qafaashay Deegaanadda Alango iyo Kurokura.

- Advertisement -

Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wargeyska Daily Nation ayuu ku sheegay inay ku guuleysteen inay soo furtaan dadka ay Alshabaab qafaasheen, waa sida uu hadalka u dhigay, inkastoo uusan sheegin inay dagaal ku soo furteen iyo in kale.

Waxa kale oo uu tilmaamay in Alshabaabka ku sugan gudaha Kenya ka soo baxsadeen duqeymaha ay Diyaaradaha Kenya ka fuliyaan Gudaha Somalia, isla markaana ay maciin bideen inay gudaha Kenya ku badbaadi karaan, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale, Taliyaha Boliska Gobalka Mandera, Fredrick Shisia waxa uu qiray inay Alshabaab xiriir la leeyihiin Shabakado xooggan oo ku sugan Mandera, kuwaasi oo Alshabaab degdeg ugu gudbiya xaalladaha taagan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories