Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Malala Yousafzai oo u ololeysa Waxbarashadda Gabdhaha  oo booqasho ku joogta Xeradda Dhadhaab.

Malala oo ah U-Ololeyso u dhalatay dalka Pakistan, isla markaana ku guuleysatay Abaalmarinta Caalamiga ee Nobelka  ayaa ku sugan dalka Kenya, si ay Indhaha ...

Guddi Xaqiiqo-raadin oo ka socday Midowga Afrika oo u yimid Muqdisho si ay u eegaan  Hawlaha Doorashadda .

Guddigaasi oo ka kooban 4 qof ayaa la sheegay inay saqdii dhexe ee xalay soo gaareen magaalladda Muqdisho, iyagoo Kulamo la qaatay Madax ka...

Dawladda Federalka oo soo dhawaysay Banaanbax looga soo horjeeday weerarkii Masjidka Nabiga NNKH.

Mogadishu, 11 July 2016 - Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa lagu soo dhaweeyay Banaanbax balaaran oo Maanta ka dhacay Masaajidka...

Taliye cusub oo loo soo magacaabay Hawlgalka Midowga Europe ee Badda Somalia.

Agaasimihii hore ee Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalka Ireland, Chris Reynolds  ayaa loo soo magacaabay Taliyaha cusub ee Hawlgalka Midowga Europe ee Somalia (EU...

R/Wasaare-ku-xigeenka oo ka qeyb galay Shir lagu soo bandhigayey Sharciga Ilaalinta Badaha Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa  shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Sharciga lagu sameynayo Hay’adda Ilaalinta Xeebaha iyo...

Must read