Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Madaxweynaha oo booliska kula dardaarmay inay kasbadaan kalsoonida shacabka,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Ciidammada Booliska Soomaaliyeed ugu baaqey inay kasbadaan kalsoonida shacabka, siina xoojiyaan dadaalkooda ku aaddan sugidda...

Dahabshiil oo ugu baaqday Ra’isul-wasaaraha cusub ee Britain inay horumariso Xiriirka Somalia.

Maamulaha Guud ahna Milkiilaha Shirkadda Xawaalladda Dahabshiil, Abdirashiid Ducaale ayaa ugu baaqay Haweeneydda Ra’isulwasaaraha ka ah dalka Britain, Theresa May inay tageerto Maalgashiga lagu...

Sarkaal Somali Kenyan caraysan oo Askar  ku dilay Galbeedka dalkaasi.

Weerarkii shalay ka dhacay Saldhigga Boliska ee Degmadda Kapenguria ee Kenya ayaa la sheegay inuu geystay Sarkaal Somali Kenyan ka tirsan Boliska dalkaasi. Wargeyska The...

Ugu yaraan 80 qof oo lagu dilay gaari dad ku jiiray Koonfurta Faransiiska.

Nin gaari xamuul waday ayaa la sheegay inuu xalay gaari jiirsiiyey dad ka qeyb galayey Dabaaldega Maalinta Qaranka Faransiiska ee Bastille Day, oo lagu...

Ciiddan Ugandhese ah oo lagu dhaawacay dalka Koonfurta Suudaan.

Ugu yaraan 3 Askari ayaa lagu dhaawacay weerar ay Kooxo hubeysan la beegsadeen Kolonyo ay Ciiddanka Uganda la socdeen oo maraysay Bariga Gobalka Egwatoor...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay hawlgalada  lagula dagaalamayo Alshabaab.

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh....

“600 oo milyan oo Dollar ayaa ku jirta Adeega EVC” Bankiga Dhexe

Sarkaal ka tirsan Bangiga Dhexe ee Somalia ayaa u sheegay Radio Dalsan in Shirkadda Hormuud codsatay in Bangi ahaan loogu diiwaan-geliyo Lacagaha ugu kaydsan...

Must read