HomeWararUgu yaraan 80 qof oo lagu dilay gaari dad ku jiiray Koonfurta...

Ugu yaraan 80 qof oo lagu dilay gaari dad ku jiiray Koonfurta Faransiiska.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Nin gaari xamuul waday ayaa la sheegay inuu xalay gaari jiirsiiyey dad ka qeyb galayey Dabaaldega Maalinta Qaranka Faransiiska ee Bastille Day, oo lagu qabtay magaalladda Niis, waxaana halkaasi lagu dilay 80 qof, laguna dhaawacay 100 kale. Boliska ayaa la sheegay inay toogteen Dareewalka oo ahaa Muwaadin Faransiis oo asal ahaan ka soo jeeda dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin gaari xamuul waday ayaa la sheegay inuu xalay gaari jiirsiiyey dad ka qeyb galayey Dabaaldega Maalinta Qaranka Faransiiska ee Bastille Day, oo lagu qabtay magaalladda Niis, waxaana halkaasi lagu dilay 80 qof, laguna dhaawacay 100 kale.

Boliska ayaa la sheegay inay toogteen Dareewalka oo ahaa Muwaadin Faransiis oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Tunisia.

- Advertisement -

Waraaqaha Aqoonsiga ee Dareewalka oo 31 jir iyo waxyaabaha qarxa ayaa laga helay gaarigiisa.

Madaxweynaha Faransiiska, Faranswa Hollande oo ku sugnaa K/bari ee dalkaasi ayaa dib ugu soo laabtay magaalladda Paris, si uu uga qeyb  Shirar looga hadlayo Xiisadaasi.

Weerarkaasi loo adeegsaday Gaariga ayaa dhacay saacado kadib, markii uu Madaxweyne Hollande sheegay in muddo 3 bilood lagu kordhinayo Xukunka Degdegga ee lagu soo dooray dalkaasi bishii November ee sannadkii hore.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

French police forces and forensic officers stand next to a truck July 15, 2016 that ran into a crowd celebrating the Bastille Day national holiday on the Promenade des Anglais killing at least 60 people in Nice, France, July 14.    REUTERS/Eric Gaillard  TPX IMAGES OF THE DAY - RTSHZQH

NICE4

NICE 02NICE 00 GAARIGA hollande

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts