HomeWararCiiddan Ugandhese ah oo lagu dhaawacay dalka Koonfurta Suudaan.

Ciiddan Ugandhese ah oo lagu dhaawacay dalka Koonfurta Suudaan.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 3 Askari ayaa lagu dhaawacay weerar ay Kooxo hubeysan la beegsadeen Kolonyo ay Ciiddanka Uganda la socdeen oo maraysay Bariga Gobalka Egwatoor ee Bariga dalka Koonfurta Suudaan. Afhayeenka Guutada 4-aad ee Uganda, Gaashaanle Xasan Kato oo la socday Kolonyada la weeraray ayaa xaqiijiyey weerarkaasi, inkastoo uu ka gaabsaday inuu bixiyo faahfaahin dheeraad. Dhinaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 3 Askari ayaa lagu dhaawacay weerar ay Kooxo hubeysan la beegsadeen Kolonyo ay Ciiddanka Uganda la socdeen oo maraysay Bariga Gobalka Egwatoor ee Bariga dalka Koonfurta Suudaan.

Afhayeenka Guutada 4-aad ee Uganda, Gaashaanle Xasan Kato oo la socday Kolonyada la weeraray ayaa xaqiijiyey weerarkaasi, inkastoo uu ka gaabsaday inuu bixiyo faahfaahin dheeraad.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddanka Uganda, Kolonel Padhi Ankunda ayaa soo dhigay bartiisa Twitterka in Ciiddankaasi ay soo gaareen dhaawacyo fudud.

Uganda waxay labo kun Askari shalay u dirtay dalkaasi, si loo soo daad-gureeyo Dadka Ugandheska ee ku go’doomay dagaalladda ka socda dalka Koonfurta Suudaan.

Dhinaca kale, 11 qof oo rayid ah oo u dhashay dalka Uganda ayaa lagu dilay dalkaasi, sida uu xaqiijiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda Uganda, Oryem Okello oo shalay la hadlay Barlamaanka dalkiisa.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts