Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Golaha Wasiirrada oo Cambaareeyey Inqilaabkii Dhicisoobay ee dalka Turkiya

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa...

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalada Kigali ee caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda, halkaa oo uu kaga qeybgalayo Shir...

President Hassan Sheikh Mohamud condemns an attempted coup in Turkey

Mogadishu, 16 July 2016 (Villa Somalia)--- The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud condemned an attempted coup in the...

Madaxweynaha Turkiga oo Shacabkiisa la hadlay,kadib markii uu ka badbaaday Afgembi

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa Waaberigii hore ee saakayto oo Sabti ah la hadlay Taageerayaashiisa oo isugu yimid Garoonka ugu weyn magaalladda Istanbuul, saacado...

Muwaadin Soomaali ah oo ku noolaa dalka South Sudan oo ka badbaaday isku-day dil.

Wargeyska The Monitor ee ka soo baxa dalka Uganda ayaa qoray in Dareewal Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdulle Xasan lagu dhaawacay Tuulladda Pageri...

President Hassan Sheikh Mohamud condemns lorry terror attack in Nice, France

Mogadishu, 15 July 2016 (Villa Somalia)---- The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud, extended condolences to the President of...

Madaxweynaha oo Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ka dalbadey kordhinta dakhliga iyo bilicsamida caasimadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa hadal uu u jeediyay...

Must read