HomeWararGolaha Wasiirrada oo Cambaareeyey Inqilaabkii Dhicisoobay ee dalka Turkiya

Golaha Wasiirrada oo Cambaareeyey Inqilaabkii Dhicisoobay ee dalka Turkiya

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxaa si xoogleh loogu canbaareyey Afganbigii dhicisoobay ee la rabay in lagu kala dhantaalo Horumarka iyo Dumaquraadiyadda ay gaareen dalka iyo dadka Turkiya ee aan walaalaha nahay. Dawladda F. Soomaaliya waxay […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxaa si xoogleh loogu canbaareyey Afganbigii dhicisoobay ee la rabay in lagu kala dhantaalo Horumarka iyo Dumaquraadiyadda ay gaareen dalka iyo dadka Turkiya ee aan walaalaha nahay.

Dawladda F. Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa Dawlada iyo shacabka an walaalaha nahay ee Turkiya. Waxana goluhu tacsi u direy dadkii waxyeeladu ka soo gaartay dhacdadaasi, iyadoo Intii dhaawaca ahna ilaahey uga baryey caafimaad deg deg ah in uu siiyo.

- Advertisement -

Dhanka kale, Golaha Wasiirrada ayaa shirkoodii maanta si rasmi ah ugu magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu ahaado S/G C/laahi Gaafow Maxamuud.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa warbixin laga dhageystay ku sheegtay in gurmad deg deg ah loo fidiyo shacabka Soomaaliyeed ee ku xaniban dalka South Sudan oo muddooyinkii danbe qalalaaso siyaasadeed ka jireen, waxana ay Goluhu isku raaceen in dadkaasi gurmad loo fidiyo.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories