HomeWararMadaxweynaha oo Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ka dalbadey kordhinta dakhliga iyo bilicsamida...

Madaxweynaha oo Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir ka dalbadey kordhinta dakhliga iyo bilicsamida caasimadda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa hadal uu u jeediyay guddoomiyeyaasha, waxaa uu ku ammaanay shaqada wanaagsan ee ay hayaan iyo horumarka ay gaareen, balse looga baahan yahay inay gaaraan horumar ka ballaaran kan ay hadda ku tallaabsadeen ee dhinacyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casho sharaf ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada, guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.

Madaxweynaha ayaa hadal uu u jeediyay guddoomiyeyaasha, waxaa uu ku ammaanay shaqada wanaagsan ee ay hayaan iyo horumarka ay gaareen, balse looga baahan yahay inay gaaraan horumar ka ballaaran kan ay hadda ku tallaabsadeen ee dhinacyada nabadgelyada, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

- Advertisement -

“Waxaan idin kula dardaarmayaa inaad dadaalka xoojisaan. Dakhliga aad uruurisaan waa inaad nidaamisaan, lana marsiiyo nidaamka maaliyadeed ee isla xisaabtanka, iyadoo la kordhinayo fulinta mashaariicda horumarinta iyo kaabeyaasha dhaqaalaha’’, ayuu yiri Madaxweynaha
.
Waxaa sidoo kale uu Madaxweynaha ka dalbadey guddoomiyeyaasha degmooyinka inay ka shaqeeyaan bilicsamida caasimadda, maadaama Muqdisho ay tahay muraayaddii dalka.

Munaasabaddan waxaa sidoo kale hadal ka jeediyay Guddoomoyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, isagoo ka warbixiyey waxqabadka maamullada degmooyinka gobolka.

————————DHAMMAAD——————-
Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so
www.villasomalia.gov.so

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts