Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madax ka tirsan Dowladaha Afrilkaanka ee ka qeyb galayo Shir-madaxeedka AU-da.

Madaxweynaha Dowladda Federalka iyo Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ayaa waxay ka qeyb galayaan Shirweynihii 27-aad, kaasi oo ka socda caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali. Madaxweynuhu waxaa...

Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika oo maalintiisii labaad ka socda Caasimadda dalka Ruwnda ee Kigali

Shir Madaxeedkan oo maalintiisa Labaad ka socda magaalladda Kigali waxay Madaxda Afrika ku lafa gurayaan Ajendayaal muhiim ah oo  ay ugu waa weyn yihiin:...

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Raashiya oo bisha soo socota ku kulmayo Raashiya.

Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu maanta Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkigam Rajab Dayib Erdogan, isagoo cambaareeyey Isku-daygii Afgembigii fashilmay. Putin waxa uu...

Dib u sixid: Ra’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya ka tirsan Ciiddanka X.D.S. u soo xiray tababar

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shalay tababar u soo xiray cutubyo ka mid ah ciidanka xooga...

Maraykanka oo sheegay inay Fatxullaahi Gulan u masaafurin doonaan Turkiga.

  Sheekh Fatxullaahi Guleen oo Taageerayaashiisa lagu eedeeyey Afgembigii Fashilmay ayaa sheegay inuu oggolaan doono haddii ay Maraykanka go’aamiyeen in laga masaafuriyo Maraykanka. Isagoo Suxufiyiinta kula...

Hay’ad Turkish ah oo xiriir la leh hoggaamiyihii afgembigii fashilmay Tuirkiga  oo lagu amray inay Somalia isaga baxaan.

Kulan Degdeg ah oo ay Golaha Wasiiradda maanta yeesheen ayey waxay isku raaceen qodobada soo socda iyadoo la tix gelinayo codsiga Dawlada aan walaalaha...

Qaar ka tirsan Saraakiishii Afgembigii Fashilmay ee  Turkiga oo lagu qabtay Giriiga.

Dowladda Giriiga ayaa sheegtay inay dadkaasi oo watay Diyaarad Helikopter ay codsadeen Magangelyo Siyaasadeed. Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Black Hawk Helicopter ayaa waxay duhurnimadii ku...

Must read