HomeWararMaraykanka oo sheegay inay Fatxullaahi Gulan u masaafurin doonaan Turkiga.

Maraykanka oo sheegay inay Fatxullaahi Gulan u masaafurin doonaan Turkiga.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Sheekh Fatxullaahi Guleen oo Taageerayaashiisa lagu eedeeyey Afgembigii Fashilmay ayaa sheegay inuu oggolaan doono haddii ay Maraykanka go’aamiyeen in laga masaafuriyo Maraykanka. Isagoo Suxufiyiinta kula hadlay gurigiisa oo ku yaalla magaalladda Saylorsburg ee Gobalka Pennsylvania ee dalka Maraukanka ayaa sheegay inuu ka walaacsanayn Masaafurintiisa. Dowladda Turkiga ayaa ka codstay Maraykanka in loo soo gacan geliyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Sheekh Fatxullaahi Guleen oo Taageerayaashiisa lagu eedeeyey Afgembigii Fashilmay ayaa sheegay inuu oggolaan doono haddii ay Maraykanka go’aamiyeen in laga masaafuriyo Maraykanka.

- Advertisement -

Isagoo Suxufiyiinta kula hadlay gurigiisa oo ku yaalla magaalladda Saylorsburg ee Gobalka Pennsylvania ee dalka Maraukanka ayaa sheegay inuu ka walaacsanayn Masaafurintiisa.

Dowladda Turkiga ayaa ka codstay Maraykanka in loo soo gacan geliyo Ninkaasi oo mucaarad ku ah Dowladda Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan.

Dhinaca kale, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, John Kerry ayaa sheegay haddii ay Dowladda Turkiga keento caddaymo muujinayas inuu Fatxullaahi Gulan ku lug lahaa Afgembigii Fashilmay in laga soo masaafurin doono Maraykanka,

- Advertisement -

Waxa uu ugu baaqay Dowladda Turkiga inay kicinin xiisad wax u dhimi karaa xiriirkooda, iyadoo labadaasdi dal xubno ka yihiin Isbahaysiga NATO.

Dhinaca kale,  Dowladda Maraykanka waxay mamnuucday diyaaradihii isaga kala gooshi jirey laabada dal, iyadoo lagu amray Diyaaradaha Rakaabka ee Maraykanka inaysan tegi Karin Turkiga.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts