Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Nin Somali oo ku biiri lahaa Daacish oo lagu xiray Maraykanka.

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI  oo lagu magacaabo Richard Gaylord waxa uu ku markhaati ku furay dacwad loo haysto Nin...

Askar ka tirsan kuwa Dowladda oo lagu dilay Sh/dhexe.

Dagaalyahano ka tirsan Xarakadda Alshabaab ayaa waxay weeraro gaadmo ah ku qaadeen Ciiddan ka tirsan kuwa Dowladda Federalka oo ku sugnaa Tuulladda Ceelka Geelow...

Is-afgaranwaa’ soo kala dhex galay Ciyaartoyda K/Cagta ee Sh/dhexe iyo Hiiraan iyo Maamulka Sport-ga Gobalka Banaadir.

Ciyaartoyda K/cagta ee ku ciyaaraysa magaca Maamul-gobaleedka Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa sheegay in laga soo saaray Hoteelkii uu Maamulka Gobalka Banaadir dejiyey, isla markaana...

Madaxweyne Erdogan oo u ilmeeyey maydad la aasayey.

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa ilintu ka qubatay, isla markaana soo gaabiyey hadal uu ka jeedinayey Aaska dad ku geeriyooday Afgembigii Fashilmay...

Qaliin Madaxweynaha Galmudug looga sameeyey Wadnaha oo lagu guuleystay.

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed oo maalmahan ku jiray Isbitaal ku yaalla Caasimadda dalka Hinddiya ee New Delhi, ayaa lagu soo waramay in...

Hoggaamiyaha Shiicada Iraq oo ugu baaqay Taageerayaashiisa inay la dagaalamaan Ciiddanka Maraykanka.

Sheekh Mukhtada Alsadar ayaa sheegay in Ciiddanka Maraykanka ay bar tilmaameed ka dhiganayaan Kooxdiisa, inkastoo faahfaahino kale bixinin. Hoggaamiyahaasi oo leh Maleeshiyo lagu magacaabo Ciiddanka...

Kumanaan Tahriibayaasha Afrikaanka oo ay ku jiraan Soomaali doonaysay inay gaaraan Europe oo ku le’da Lama Degaanka Libya.

Hay’ad lagu magacaabo 4ml oo wada shaqeyn la leh Golaha Qaxootiga Denmark (The Danish Refugee Council) inay Tahriibayaal badan oo Afrikaan ah ku geriyoodaan...

Must read