Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Boliska Jarmalka oo toogtay Qaxooti u dhashay Afganistan oo dad dhaawacay.

Ninkaasi oo 17 ahaa ayaa la sheegay inuu Tooreey iyo Masaar  ku weeraray rakaab la socday Tareen marayey meel ku dhow magaalladda Wuerzburg ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad...

Dowladda Jabuuti oo sheegtay inay taageero ka geysan doonaan Arrimaha Doorashooyinka Somalia.

Telefishinka Dalka Jabuuti ayaa shaaciyey Madaxweynaha Dowladda Jabuuti, Ismail Omar Gelle ayaa mar kale soo cusbooneysiiyey sda ay Dowladiisa ka go’an tahay inay Somalia...

Suxufiyiintii Dhawaan lagu xiray Muqdisho oo loo aaneynayo qalad ka yimid  Eeyda Boliska ah.

Jimcihii la soo dhaafay Labo Saxafi oo u shaqeysa Telefishinka Somali Channel ayaa lagu xiray Garoonka K/cagta ee Koonis Istadiyam ee magaalladda Muqdisho. Boliska baarayey...

DEGDEG: Mid ka mid ah Ilaaladda Xildhibaanka Aqlabiyadda ku leh Barlamaanka Kenya oo la dhaawacay.

Waxaa Caawa Xaafadda Islii (Eastleigh) ee magaalladda Nairobi lagu dhaawacay mid ka mid ah  Ilaaladda Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ah Mudane aqlabiyad ku...

Dowladda Turkiga oo shaqada ka cayrisay 8 kun oo Askari.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga ayaa lagu sheegay in 8,777 qof ayaa laga qadat Xilalkooda, iyadoo ay ku jireen 7,899...

DEGDEG: Madaxda Midowga Afrika oo ku fashilmay inay doortaan Guddoomiyaha cusub ee  Ururka AU.

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ee uu Kulankooda 27-aad uga socdo caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali ayaa ku guul-daraystay inay doortaan Guddoomiyaha cusub ee Ururka Midowga...

Must read