HomeWararDowladda Turkiga oo shaqada ka cayrisay 8 kun oo Askari.

Dowladda Turkiga oo shaqada ka cayrisay 8 kun oo Askari.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga ayaa lagu sheegay in 8,777 qof ayaa laga qadat Xilalkooda, iyadoo ay ku jireen 7,899 ka tirsan Boliska dalkaasi. Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Turkiga, Binali Yildirim ayaa maanta sheegay in la xiray in ka badan 7,500 Eedeysane oo lala xiriirinayo Afgembigii Fashilmay. Waxa uu tilmaamay in Eedeysanayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga ayaa lagu sheegay in 8,777 qof ayaa laga qadat Xilalkooda, iyadoo ay ku jireen 7,899 ka tirsan Boliska dalkaasi.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Turkiga, Binali Yildirim ayaa maanta sheegay in la xiray in ka badan 7,500 Eedeysane oo lala xiriirinayo Afgembigii Fashilmay.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay in Eedeysanayaasha la xiray ku jira 100 Bolisk, 6-kun oo Milliteri, 755 Garsoorayaal , Dacwad-oogayaal iyo 650 qof oo rayid ah.

Warbaahinta Dowladda Turkiga waxay sheegeen in Eedeysanayaasha ku lugta lahaa Afgembigii Fashilmay, kuwaasi oo ay ku jiraan 103 Jeneral iyo Admirals.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts