HomeWararBoliska Jarmalka oo toogtay Qaxooti u dhashay Afganistan oo dad dhaawacay.

Boliska Jarmalka oo toogtay Qaxooti u dhashay Afganistan oo dad dhaawacay.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ninkaasi oo 17 ahaa ayaa la sheegay inuu Tooreey iyo Masaar  ku weeraray rakaab la socday Tareen marayey meel ku dhow magaalladda Wuerzburg ee Koonfurta dalkaasi, wuxuuna si xun u dhaawacay 3 qof oo ka mid ahaa Rakaabka, iyadoo ay ugu yaraan 20 kalena laga daaweeyey sas ay ka qaadeen shilkaasi.

Boliska waxay sheegeen inay Wiilkaasi toogteen, xilli uu doonayey inuu ka baxsado halkii uu dadka ku dhaawacay.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Gobalka Bavaria, Joachim Herrrman ayaa sheegay in Eedeysanaha la dilay ahaa Magangelyo doon aysan wax waalid ah la soconin, kaasi oo deganaa meel ku dhow Degmadda Ochsenfurt.

germany1 germany

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories