HomeWararMilliteriga Waqooyiga Kuurya oo tijaabiyey  dhowr Gantaal oo wax ka dili kara...

Milliteriga Waqooyiga Kuurya oo tijaabiyey  dhowr Gantaal oo wax ka dili kara masaafo dhan 600 Kiilomitir.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gantaaladaasi oo ah nooca Balaastikadda ayaa waxaa saakayto  lagu tijaabiyey Xeebta Gobalka Hwangju ee W/galbeed ee dalkaasi. Wakaalladda Wararka ee dalka kale ee Koonfurta Kuurya ee Yonhap News Agency ayaa sheegtay inay Waqooyiga Kuurya tijaabiyeen 3  Gantaal oo  u muuqaal ekaa Gantaalladda Iskaadka, kuwaasi oo wax duqeyn kara masaafo u dhexeysa 500 ilaa 600 Kiilomitir. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gantaaladaasi oo ah nooca Balaastikadda ayaa waxaa saakayto  lagu tijaabiyey Xeebta Gobalka Hwangju ee W/galbeed ee dalkaasi.

Wakaalladda Wararka ee dalka kale ee Koonfurta Kuurya ee Yonhap News Agency ayaa sheegtay inay Waqooyiga Kuurya tijaabiyeen 3  Gantaal oo  u muuqaal ekaa Gantaalladda Iskaadka, kuwaasi oo wax duqeyn kara masaafo u dhexeysa 500 ilaa 600 Kiilomitir.

- Advertisement -

Tijaabadda Gantaaladaasi ayaa waxay ku soo beegmeen maalmo kadib, markii ay Dowladaha Koonfurta Kuurya iyo Maraykanka ku dhawaaqeen Go’aankooda ugu dambeeyey ee Nidaamka Lidka Gantaalladda ee THAAD loogu rakibi lahaa dalka Koonfurta Kuurya, si looga hortago cabsida laga qabo weeraroka yimaada Milliteriga Waqooyiga Kuurya.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts