Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Duuliyayaashii Turkishka ee soo riday Diyaaradda Dagaalka ee Raashiya oo la xiray.

 Labadii Duuliye ee Turkishka ee doorka ka qaatay Diyaaraddii Dagaalka ee Raashiya ee la soo riday bishii November ee sannadkii hore ayaa la xiray,...

AMISOM oo sheegtay inay baarayaan dadka rayidka ee lagu dilay Deegaanka War-Diinle ee duleedka Baydhabo.

War qoraal oo ay maanta soo saareen Taliska Hawlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inay baaritaano ku hayaan Eedeymaha lagu sheegay in Dad rayid ah...

(WARBIXIN) Magaalladda Marka waa Magaallo ay colaaduhu burburiyeen.

Magaallo-madaxda Gobalka Sh/hoose ee Marka waxay tan iyo Burburkii Dowladnimo kadib noqotay magaallo wehel u noqotay colaado sokeeye iyo kuwo Siyaasadeed. Magaalladda Marka oo deegaan...

Madaxweynayaasha Somalia iyo Masar oo Kulankooda Labaad ku yeelan doona dalka Mauritania.

Iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Masar, Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/fataax Alsiisii doraad kulan ku yeeshaan Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali ayaa...

Taliyaha cusub ee Hawlgalka AMISOM oo si rasmi ahaan ula wareegay Xilkaasi.

Jeneral Osman Nuur Subagleh oo u dhashay dalka Jabuuti ayaa waxa uu shalay si rasmi ahaan xilka Taliyaha guud ee Hawlgalka AMISOM kala wareegay...

Midowga Afrika oo qorsheynayo inay Ciiddanka Somalia siiyaan Tababar iyo Qalab.

Madaxa Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Ismail Chergui ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Caasimadda dalka Ruwanda...

Milliteriga Waqooyiga Kuurya oo tijaabiyey  dhowr Gantaal oo wax ka dili kara masaafo dhan 600 Kiilomitir.

Gantaaladaasi oo ah nooca Balaastikadda ayaa waxaa saakayto  lagu tijaabiyey Xeebta Gobalka Hwangju ee W/galbeed ee dalkaasi. Wakaalladda Wararka ee dalka kale ee Koonfurta Kuurya...

Must read