Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Maydadka Tahriibayaal u badan Haween oo laga helay Xeebaha dalka Libya.

Hay’adda Samafalka Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn (MSF) ayaa sheegtay in la helay maydadka 21 Haween iyo hal nin, kuwaasi oo la socday dooni ku...

Faallo: Waa Noocee Halbeega Meeqaamka Musharixiinta Madaxtinimadda!!!?

Mansabka Madaxtinimadda ayaa loo wada arkaa mid uu Musharax kasta u xusul-duubayo, iyadoo Shaqsiga xilkaasi mar ku soo nolol qaatay uusan jeclayn inuu isaga...

Askar ku geeriyootay qarax ka dhacay dalka Yemen.

Qarax maanta ka dhacay magaalladda Cadan ee Koonfurta dalka Yemen waxaa ku geeriyootay 4 Askari, iyadoo 6 kalena ku dhaawacmeen. Goobjooge ayaa u sheegay Wakaalladda...

(LA-YAABKA): Nin Sacuudiyaan oo ku geeriyooday qabrigii lagu aasayey Hooyadiisa.

Magaalladda Daa’if ee dalka Sacuudiga, waxaa bishan July 17-dii ku geeriyooday Nin Sacuudiyaan ah, xilli uu  aasayey Hooyadiisa oo da’ ahayd. Ninkaasi oo 68 jir...

Qaxootiga Soomaalida magangelyo-doonka ku nool Finland oo laga cabsi qabo in lagu gacan sayro Codiyadooda .

Dowladda Finland ayaa u aqoonsatay dalalka Iraq, Somalia iyo Afganistan inay yihiin dalal Nabdoon, isla markaana dib loogu celin karo Qaxootiga Magangelyo-doonka ee dalalkaasi...

Hay’addaha Ammaanka Kenya oo lagu eedeeyey inay mas’uul ka  yihiin dadka Soomaalida ee lagu la’ yahay Nairobi iyo W/bari Kenya.

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ee uu Fadhigeeda Dhexe ku yaallo magaalladda New York ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in...

Barack Obama oo sheegay inay Turkiga ka taageeri doonaan Baaritaanka Afgembigii Fashilmay.

Madaxweyne Obama ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu dhigiisa dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan kula hadlay Telefoonka, waxay kaloo ka wada hadleen sidii ay...

Must read