Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Madaxweynaha oo ammaanay hawlkarnimada iyo anshaxa ciidanka Komandooska ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee...

Boliska Kenya oo beeniyey  Warbixinta Hay’adda HRW ee dadka lagu la’ yahay dalkaasi.

Afhayeenka Boliska Kenya, Charles Owino ayaa beeniyey Warbixinta Hay’adda Human Rights ku sheegtay in ugu yaraan 34 qof oo u badan Somali  oo lagu...

Ra’isul-wasaaraha oo ka tacsiyeeyey geeridii Ku-xigeenkii Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska.

Muqdisho, July 27, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u...

Ciiddamo ka tirsan kuwa Burundi ee Hawlgalka AMISOM oo dib ugu laabtay dalkooda.

Ciiddamo ka tirsan Guutadda 32-aad iyo 33-aad ee Ciiddanka Burundi oo muddo hal sanno qeyb ka aha Hawlgalka AMISOM ayaa dib ugu laabtay dalkooda,...

Soma Oil and Gas oo ka hadashay Go’aanka QM ee lagu beeniyey inay Shirkadda gacansaar la leedahay Alshabaab.

Afhayeenka Shirkadda Soma Oil and Gas ee Hawlaha Sahminta Shidaalka ka wada qeybo ka mid ah Xeebaha Somalia ayaa soo dhaweysay Go’aanka ay Guddiga...

Shirkadda Shidaal ka baarayso Xeebaha Somalia oo lagu waayey inay xiriir la leeyihiin Xarakadda Alshabaab.

Guddi ka tirsan QM ayaa soo saartay qoraal lagu sheegay inaysan Shirkadda Soma Oil and Gas ee uu Madaxda ka yahay Xoghayihii hore ee...

Erdogan oo sheegay inaysan khatar ku jirin Dimquraadiyadda Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysigii ugu horreeyey ee uu Warbaahin Caalami ah siiyo, tan iyo markii uu fashilmay Isku-daygii looga tuuri lahaa...

Must read