Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Sheekh Yuusuf Caynte oo ka badbaday Qarax loogu xiray gaarigiisa.

Abaarihii 04:40 daqiiqo ee gelinkii dambe ee maanta waxa uu qarax ka dhacay agagaarka Hotelka Wehliye ee Waddada Maka Al-mukarama ee magaalladda Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa...

Puntland oo beenisay Go’aan ay isla qaateen QM.

Maamulka Puntland ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal ka soo yeeray Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan, Leila Zerrougui...

AU-da oo ballan qaaday Taageero Dhaqaale oo lagu socodsiinayo Hawlgalka AMISOM.

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ayaa ansixiyey lacag dhan 325 million oo Dollar, taasi oo la rajeynayo in lagu xaqiijiyo Hawlaha Ciiddanka Nabad Ilaalinta AMISOM ka...

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 23 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo...

Uhuru  Kenyatta oo ugu baaqay Maraykanka iyo EU-da inay Ciiddanka Somalia ka taageeraan  dagaalka Alshabaab.

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa hadalkaasi ka jeediyey Wada hadal uu shalay la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha Africa,...

Ku-dhawaad saddex kun oo Tahriibayaal iyo Qaxooti oo sannadkan geeriyootay.

Afhayeenka Hay’adda Caalamiga ee Socdaalka (IMO), Joel Millman ayaa maanta ka sheegay Shir Jaraa’id in ay Tahriibayaasha sannadkan ku geeriyootay Badda Mediterranean Sea lagu...

QM oo ugu baaqday Dowladda Somalia in Carruurta laga badbaadiyo Xaalladaha Colaadaha.

Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan, Leila Zerrougui ayaa hadalkaasi jeedisay, kadib, markii ay dhamaysatay Booqasho 6...

Must read