HomeWararSheekh Yuusuf Caynte oo ka badbaday Qarax loogu xiray gaarigiisa.

Sheekh Yuusuf Caynte oo ka badbaday Qarax loogu xiray gaarigiisa.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Abaarihii 04:40 daqiiqo ee gelinkii dambe ee maanta waxa uu qarax ka dhacay agagaarka Hotelka Wehliye ee Waddada Maka Al-mukarama ee magaalladda Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu qaraxu ka dhashay gaari uu lahaa Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Yuusuf Cali Caynte oo ka mid ah Mashaa’iqda ugu waa weyn Somalia. Xilliga uu qarxay gaarigaasi ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abaarihii 04:40 daqiiqo ee gelinkii dambe ee maanta waxa uu qarax ka dhacay agagaarka Hotelka Wehliye ee Waddada Maka Al-mukarama ee magaalladda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu qaraxu ka dhashay gaari uu lahaa Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Yuusuf Cali Caynte oo ka mid ah Mashaa’iqda ugu waa weyn Somalia.

- Advertisement -

Xilliga uu qarxay gaarigaasi ayaa la sheegay inaysan cidna ku jirin, oo uu dhinac yaalla Waddada.

Wiil Dhallinyaro ah ayaa la shegeay inuu dhaawac fudud ka soo garaay qaraxaasi, kaasi oo ay xaallaadiisa wanaagsan tahay.

Warar Xogogaal ayaa sheegay in garaiga lagu rakibay  miinadda nooca gaadiidka lagu xiro, wuxuuna qaraxu burburiyey Muraayadaha Gaariga oo keliya.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts