Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Fannaan u dhashay Kongada Dimuqraadiga oo laga masaafuriyey Nairobi.

Maamulayaasha Kenyaayaa waxay xalay masaafuriyeen mid ka mid ah Fannaaniinta ugu waa weyn Qaaradda Afrika, Koffi Olomide, kadib, markii laga duubay Filin, isagoo laadayo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo shacabka Soomaaliyeed uga taciyadeeyey geerida Jeneraal Caare

Muqdisho, July 24, 2016------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga...

Safaaradda Turkiga ee Somalia oo la wareegtay Dugsiyadii iyo Isbitaalkii Nile Academy.

Ilo Diplomaasi ayaa waxay sheegayaan in Safaaradda Turkiga ku leedahay magaalladda Muqdisho hoos imaan doonaan Saddexdii Dugsi iyo Isbitaalkii ay maamuli jirtey Hay’adda Nile...

(XOG MUHIIM): Doorashadda Madaxweynaha iyo Barlamaanka oo dib loo dhigay, lana shaaciyey Xilliga la qaban doono.

Xog Hoose oo ay Idaacadda Radio Dalsan heshay ayaa muujinaya inuu Isbedel ku yimid qorshaha Jadwalka Doorashadda Somalia ee la filayey inay qabsoomaan bilaha...

Nin ehel la ah Hoggaamiyihii soo abaabulay Afgembigii fashilmay ee Turkiga oo la xiray.

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay in la xiray Halis Hanji oo lagu tilmaamay Gacanta Midig ee Fatxullahi Gulen oo ay...

Madaxweynaha Somalia oo ka qeyb geli doona Shirkii 27-aad ee Hoggaamiyayaasha Dowladda  Carabta.

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu maanta u ambabaxo caasimadda dalka Muratania, si uu uga qeyb galo Shirweynaha 27-aad...

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo wufuud caalami ku qaabilay Muqdisho

Muqdisho, 23 July 2016 (Villa Somalia)----Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa maanta Xarunta...

Must read