Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

(FAALLO): Maxaa lagu fasiri karaa dib-u-dhigista Doorashooyinka Somalia?

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa ka shanqariyey in dib loo dhigay Doorashooyinka Madaxweynenimadda iyo kuwa Barlamaanka cusub ee Somalia ee la filayey inay dhacaan...

Ninkii Maraykanka ee dhaawacay dhallinyaro Soomaali ah oo maanta la soo maxkamadeynayo

Gelinka dambe ee maanta oo Isniin ah, waxaa mar kale Maxkamadda la soo taagi doonaan Anthony John Sawina, kaasi oo loo haysto inuu toogasho...

Ugu yaraan hal qof oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay dalka Jarmalka.

Afhayeen u hadlay Boliska dalkaasi ayaa  sheegay inuu qaraxu ka dhacay meel ku dhow magaalladda Nuremberg, waxaana ku geeriyooday Nin la rumeysan yahay inuu...

Nin la dhashay Madaxweyne Barack Obama oo taageeray Musharaxa Donald Trump.

Maalik Obama oo ay isku aabe yihiin Madaxweyne Obama ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi shalay lagu soo daabacay Wargeyska The New York Post, wuxuuna...

Xiriirka Ururadda Shaqaalaha Soomaaliyeed oo soo dhaweeyey go’aanka  Maxkamadda Sare ee lagu ansixisay Hoggaanka cusub ee NUSOJ.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Xiriirka Ururadda Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) ayaa lagu soo dhaweeyey Go’aanka Taariikhiga ee ay Maxkamadda Sare ee dalka ku ansixiyeen Doorashaddii...

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Jeneral Cabdiraxmaan Warsame Cilmi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u...

Must read