HomeWararNin la dhashay Madaxweyne Barack Obama oo taageeray Musharaxa Donald Trump.

Nin la dhashay Madaxweyne Barack Obama oo taageeray Musharaxa Donald Trump.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maalik Obama oo ay isku aabe yihiin Madaxweyne Obama ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi shalay lagu soo daabacay Wargeyska The New York Post, wuxuuna dadka Maraykanka ugu baaqay inay u codeeyaan Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump, oo  aysan u codeynin Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga, Hillary Clinton. Maalik Obama ayaa Wareysiga bixiyey isagoo wata Koofiyadda Ololaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalik Obama oo ay isku aabe yihiin Madaxweyne Obama ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi shalay lagu soo daabacay Wargeyska The New York Post, wuxuuna dadka Maraykanka ugu baaqay inay u codeeyaan Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump, oo  aysan u codeynin Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga, Hillary Clinton.

Maalik Obama ayaa Wareysiga bixiyey isagoo wata Koofiyadda Ololaha Donald Trump ee lagu qoray “Maraykanka mar kale ka dhig mid weyn”.

- Advertisement -

Ninka ay Madaxweyne Obama isku aabaha yihiin waxa uu si kulul ugu eedeeyey Madaxweyne Barack Obama iyo Hillary Clinton inay ka dambeeyeen falkii lagu khaarijiyey Hoggaamiyihii dalka Libya,Kolonel Mucamar Alqadaafi.

Maalik Obama waxa kale oo uu sheegay inuu xiriirka u jaray Barack Obama, kadib,markii uu taageeray Guurka dadka isku Jinsiga ah.

Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay inuu xumaaday xiriirka Labadaasi nin, iyadoo Maalik Obama sheegay inuusan Walaalkiisa ka helin wax taageero ah.

- Advertisement -

MALIK AND BARACK OBAMA MALIK OBAMA

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts