Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Saraakiil  ka tirsan Boliska Kenya oo lagu soo biiriyey Hawlgalka lagu sugayo Ammaanka Somalia.

Koox ka kooban 10 Sarkaal oo ka socda Boliska Kenya ayaa soo dhamaystay Tababar hal isbuuc ah oo lagu barayey Sharcuucda  Waajibaadka Shaqo ee...

Madaxweynaha oo hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta si rasmi...

Hoggaamiye Beeleedyo qaadacay Caleema-saarkii Ugaaska Beesha Xawaadle.

Iyadoo maanta magaalladda Beled-weyne lagu caleemo saaray Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa waxaa haddana jira Hoggaamiye Dhaqameedyo  badan oo...

Madaxweynaha Masar oo sababo Amni u qaadacay Shir-madaxeedka Carabta.

Madaxweyne Abdifatah El-sissi ayaa baajiyey Safar uu ugu ambabixi lahaa dalka Mauritania si uu uga qeyb galo Shirweynaha 27-aad ee Madaxda Carabta uga furmay...

Shirweynaha 27aad ee Hoggaamiyayaasha Dowladdaha Carabta oo ka furmay caasimadda dalka Muratania ee Nawakshoot.

Hoggaamiyayaasha Dowladaha ku mideysan Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxay maanta ku kulansan yihiin Caasimadda dalka  Murutania ee Nakawshood, wuxuuna Shirkaasi socon doona muddo labo...

Boliska Kanada oo jir-dilay, kadibna Isbitaalka dhigay Nin Somali oo xanuunsanaa.

Boliska Gobalka Ontario ee dalka Kanada ayaa  baaritaan ku haya Nin Somali Canadian madaxa loogu jiray, kaasi oo ay Boliska shalay soo xireen. Afhayeenka Waaxda...

Boliska Maraykanka oo aan weli cidna u soo xirin Toogashadda Dareewal Somali ah.

Shirkadda Taksiyadda Yellow Cab ee dalka Maraykanka ayaa mar kale kordhiyey Abaalmarinta Lacageed ee la siinayo dadkii keena xog lagu soo qaban karo Eedeysanayaasha...

Must read