HomeWararMadaxweynaha Masar oo sababo Amni u qaadacay Shir-madaxeedka Carabta.

Madaxweynaha Masar oo sababo Amni u qaadacay Shir-madaxeedka Carabta.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne Abdifatah El-sissi ayaa baajiyey Safar uu ugu ambabixi lahaa dalka Mauritania si uu uga qeyb galo Shirweynaha 27-aad ee Madaxda Carabta uga furmay Caasimadda dalkaasi ee Nouakchott. Hadal ka soo baxay Madaxtooyadda Masr laguma faahfaahinin sababaha uu Madaxweynuhu u baajiyey Safarkaasi, iyadoo uu Ra’isul-wasaare Ismail Sherif  hoggaaminayo Wafdiga Masar uga qeyb galayo shirkaasi. Warbaahinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Abdifatah El-sissi ayaa baajiyey Safar uu ugu ambabixi lahaa dalka Mauritania si uu uga qeyb galo Shirweynaha 27-aad ee Madaxda Carabta uga furmay Caasimadda dalkaasi ee Nouakchott.

Hadal ka soo baxay Madaxtooyadda Masr laguma faahfaahinin sababaha uu Madaxweynuhu u baajiyey Safarkaasi, iyadoo uu Ra’isul-wasaare Ismail Sherif  hoggaaminayo Wafdiga Masar uga qeyb galayo shirkaasi.

- Advertisement -

Warbaahinta Masar ayaa baahiyey warar aan la xaqiijinin oo ku aadan Isku-day Afembi  halis ku geli karta Nolosha Madaxweynaha Masar muddada uu ku sugan yihiin caasimadda dalka Mauritania ee Nouakchott.

Wargeyska Madaxa Bannaan ee Al-Masry Al-Youmee ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray in Xafiiska Madaxweynaha Masar heleen Warar Loo-qaateen ah oo ku aadan Isku-day Afgembi, taasi oo keentay inuu Madaxweynuhu go’aansaday inuusan ambabixin.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Masar, Ahmed Abu-Zeid ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo wararkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan     

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts