Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Diyaaradda Turkish Airlines oo Rakaab la’aan ka hinqatay Garoonka Muqdisho.

Duullimaadka Diyaaradda Turkish Airlines ee ay saakayto ku timid Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde waxay la kulantay Qaraxyaddii Mataanaha ee ka dhacay Xarunta AMISOM...

Ciidanka Danab ee XDS oo khasaare ballaaran u geystay Al Shabaab

War Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia ayaa lagu faahfaahiyey Hawlgal ay Ciiddanka Dowladda iyo kuwa AMISOM kula wareegeen fariisimo ay...

Muwaadin Somali-Danish oo la soo taagay Maxkamad ku taalla London.

C/llaahi Axmed Jamaac Faarax oo haysta Dhalashadda Danisshka,balse haatan deggan magaalladda Manchester ee dalka Britain ayaa lagu soo oogay inuu dhowr qof u fududeeyey...

Faahfaahin: Khasaaraha ka dhashay Qaraxyaddii Mataanaha ee ka dhacay Xarunta AMISOM.

Laba qarax oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxay barqanimadii maanta ka dhaceen Saldhigga AMISOM ku leeyihiin agagaarka Garoonka Diyaaradaha...

Hawlgalladii ay Burcad-baddeeda Soomaalida ku qafaalan jireen Maraakiibta oo hoos u dhacay.

Hay’adda Baddaha Calaamiga ee IMB ee uu fadhigeeda dhexe ku yaallo Caasimadda dalka Britain ee London ayaa soo saartay Warbixin ku aadan inay hoos...

Ugu yaraan 19 qof oo lagu dilay Xarun ay ku jiraan dad naafo ah oo ku taalla Japan.

Nin horey shaqaale uga ahaa Hoyga lagu xannaaneeyo dadka Naafadda. Kuna hubeysnaa Tooreey ayaa la sheegay inuu geystay dilkaasi, kadib, markii uu jebiyey Dhismahaasi...

Boliska Kanada oo lagu eedeeyey geeridii Muwaadin Soomaali oo dhimirka la’aa.

Abdirahman Abdi oo 37 jir ah ayaa shalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalladda Ottawa ee dalka Kanada, 45 daqiiqo kadib, markii ay Boliska...

Must read