HomeWararHawlgalladii ay Burcad-baddeeda Soomaalida ku qafaalan jireen Maraakiibta oo hoos u dhacay.

Hawlgalladii ay Burcad-baddeeda Soomaalida ku qafaalan jireen Maraakiibta oo hoos u dhacay.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hay’adda Baddaha Calaamiga ee IMB ee uu fadhigeeda dhexe ku yaallo Caasimadda dalka Britain ee London ayaa soo saartay Warbixin ku aadan inay hoos u dhaceen falalkii lagu afduuban jirey Maraakiibta isaga kala gooshta Baddaha Somalia. Hay’adda ayaa sheegtay in heerkii ugu hooseysay gaartay falalka Burcad badddeeda ee Xeebta Somalia, iyadoo la soo weriyey hal […]

- Advertisement -

Hay’adda Baddaha Calaamiga ee IMB ee uu fadhigeeda dhexe ku yaallo Caasimadda dalka Britain ee London ayaa soo saartay Warbixin ku aadan inay hoos u dhaceen falalkii lagu afduuban jirey Maraakiibta isaga kala gooshta Baddaha Somalia.

Hay’adda ayaa sheegtay in heerkii ugu hooseysay gaartay falalka Burcad badddeeda ee Xeebta Somalia, iyadoo la soo weriyey hal shil oo lagu qafaashay Markab lixdii bilood ee ugu horreysay sannadkan.

- Advertisement -

Warbixinta ayaa lagu sheegay in sababaha hoos u dhigay Falalka Burcad baddeeda inay tahay Maraakiibta Dagaalka ee Dowladaha Caalamka ee ilaaladda ka haya Xeebaha Somalia.

Dhinaca kale, Hay’adda IMB waxay xustay inay Burcad baddeeda Soomaalida weli gacanta ku hayaan 29 Badmaax iyo Mrakabkii ay la socdeen, waxayna Burcad Badddeeda codsadeen Lacago madax-furasho si ay u sii daayeen Badmaaxiinta ay haystaan.

The International Maritime Bureau (IMB)

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories