HomeWararUgu yaraan 19 qof oo lagu dilay Xarun ay ku jiraan dad...

Ugu yaraan 19 qof oo lagu dilay Xarun ay ku jiraan dad naafo ah oo ku taalla Japan.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Nin horey shaqaale uga ahaa Hoyga lagu xannaaneeyo dadka Naafadda. Kuna hubeysnaa Tooreey ayaa la sheegay inuu geystay dilkaasi, kadib, markii uu jebiyey Dhismahaasi oo ku yaalla Degmadda Sagamihara oo 40 KM dhinaca Galbeed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tokiyo. Weerarkaasi waxaa kaloo lagu dhaawacay in ka badan 26 kale, mana cadda sababaha ku dhaliyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin horey shaqaale uga ahaa Hoyga lagu xannaaneeyo dadka Naafadda. Kuna hubeysnaa Tooreey ayaa la sheegay inuu geystay dilkaasi, kadib, markii uu jebiyey Dhismahaasi oo ku yaalla Degmadda Sagamihara oo 40 KM dhinaca Galbeed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tokiyo.

Weerarkaasi waxaa kaloo lagu dhaawacay in ka badan 26 kale, mana cadda sababaha ku dhaliyey Falkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Eedeysanaha oo lagu magacaabo Satoshi Uematsu oo 20 jir ah ayaa la sheegay inuu isku dhiibay Boliska.

Weerarkaasi ayaa la rumeysan yahay inuu yahay kii ugu xumaa ee noocaasi oo ka dhacay Taariikhda dhow ee Japan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts