HomeWararFaahfaahin: Khasaaraha ka dhashay Qaraxyaddii Mataanaha ee ka dhacay Xarunta AMISOM.

Faahfaahin: Khasaaraha ka dhashay Qaraxyaddii Mataanaha ee ka dhacay Xarunta AMISOM.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Laba qarax oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxay barqanimadii maanta ka dhaceen Saldhigga AMISOM ku leeyihiin agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in rag ka tirsan Alshabaab fuliyeen Isqarxinta loo adeegsaday labada gaari oo mid ka mid ahaa nooca Xamuulka ee Dyna. Qaraxa Koowaad ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laba qarax oo loo adeegsaday gaadiid laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxay barqanimadii maanta ka dhaceen Saldhigga AMISOM ku leeyihiin agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in rag ka tirsan Alshabaab fuliyeen Isqarxinta loo adeegsaday labada gaari oo mid ka mid ahaa nooca Xamuulka ee Dyna.

- Advertisement -

Qaraxa Koowaad ayaa waxaa lala beegsaday Albaabadda weyn ee laga galo Saldhigga AMISOM, iyadoo uu qaraxa kalena ka dhacay  meel ku dhow Bar Kontorool oo ay Ciiddanka Dowladda ku leeyihiin agagaarka Garoonka.

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane aya sheegay inay ugu yaraan 13 qof ku geeriyoodeen Labada Isqarxin ee loo adeegsaday gaadiidka miineysan.

Isagoo la hadlayey Weriye ka tirsan Telefishinka Aljazeera ayuu tilmaamay in 9 ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee Hay’addaha QM iyo 3 qof oo rayid ah ku geeriyoodeen Qaraxyadda Mataanaha.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu tilmaamay in 5 qof oo rayid ah ku dhaawacmeen qaraxyadaais, inkasta oo uusan sheegay waxa uu ahaa qofka 13-aad ee ku geeriyooday qaraxyadaasi.

000 QRAX 7 QARAX 6 QARAX 4 QARAX 2 qarax1 13838548_1136944713044472_820988203_o 13838289_1136944776377799_1997039661_o 13838265_1136944743044469_2058160327_o 13835572_1136944726377804_1842190432_o 13833541_1136944673044476_527086722_o 13833227_1136944683044475_1836891479_o

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts