HomeWararMuwaadin Somali-Danish oo la soo taagay Maxkamad ku taalla London.

Muwaadin Somali-Danish oo la soo taagay Maxkamad ku taalla London.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

C/llaahi Axmed Jamaac Faarax oo haysta Dhalashadda Danisshka,balse haatan deggan magaalladda Manchester ee dalka Britain ayaa lagu soo oogay inuu dhowr qof u fududeeyey inay  u safraan Somalia iyo Syria, si ay ugu biiraan Alshabaab iyo Daacish. Maxkamadda Old Bailey ee magaalladda London ayaa ku soo oogtay Eedeysanaha ayaa ku heshay inuu saaxiibkiisa  oo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

C/llaahi Axmed Jamaac Faarax oo haysta Dhalashadda Danisshka,balse haatan deggan magaalladda Manchester ee dalka Britain ayaa lagu soo oogay inuu dhowr qof u fududeeyey inay  u safraan Somalia iyo Syria, si ay ugu biiraan Alshabaab iyo Daacish.

Maxkamadda Old Bailey ee magaalladda London ayaa ku soo oogtay Eedeysanaha ayaa ku heshay inuu saaxiibkiisa  oo lagu magacaabo Nuur Xasan taageero ka siiyey sidii uu ugu dhoofi lahaa dalka Syria, uguna biiri lahaa Jihaadistayaasha la safan Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Eedeysanaha waxaa kaloo lagu soo oogay inuu Telefoonka kula xiriiray afar ka mid ah Saaxiibadiisa ku sugan dalka Syria, iyadoo la rumeysan yhay in labo ka mid saaxiibadiisa lagu dilay ama lagu dhaawacay gudaha dalka Syria.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inay ilmo adeer yihiin Sahra Xalane iyo Salma Xalane, kuwaasi oo labo sanno ka dhoofay dalka Britain, kuna biireen Kooxda Daacishta ka dagaalanta dalka Syria.

Dhinca kale, Eedeysane  C/llaahi Axmed Jamaac Faarax waxa uu beeniyey dacwadaha lagu soo oogay, wuxuuna Qareenkiisa tilmaamay in sababaha uu C/llaahi Axmed Jamaac Faarax ula xiriiray saaxiibadiisa ahayd isagoo ka welwelsanaa xaalladiisa.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts