HomeWararBoliska Kanada oo jir-dilay, kadibna Isbitaalka dhigay Nin Somali oo xanuunsanaa.

Boliska Kanada oo jir-dilay, kadibna Isbitaalka dhigay Nin Somali oo xanuunsanaa.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Boliska Gobalka Ontario ee dalka Kanada ayaa  baaritaan ku haya Nin Somali Canadian madaxa loogu jiray, kaasi oo ay Boliska shalay soo xireen. Afhayeenka Waaxda Baaritaanadda Khaaska ee Boliska dalkaasi, Jason Gennaro ayaa soo saaray War Saxaafadeed uu kaga hadlay xariga Ninka Soomaaliga ee dhimirka la’, kaasi oo ay Boliska soo qabteen,isagoo dad kale kula […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Gobalka Ontario ee dalka Kanada ayaa  baaritaan ku haya Nin Somali Canadian madaxa loogu jiray, kaasi oo ay Boliska shalay soo xireen.

Afhayeenka Waaxda Baaritaanadda Khaaska ee Boliska dalkaasi, Jason Gennaro ayaa soo saaray War Saxaafadeed uu kaga hadlay xariga Ninka Soomaaliga ee dhimirka la’, kaasi oo ay Boliska soo qabteen,isagoo dad kale kula sugnaa dhismo ku yaalla magaalladda Ottawa.

- Advertisement -

Ninka Soomaaliga oo lagu magacaabo Abdirahman Abdi ayey Boliska si khasab ah ku soo xireen, ka hor intaysan u gudbinin Isbitaalka Ottawa, iyadoo ay xaalladiisa liidato.

Abdirizak Abdi oo la dhashay Dhibanaha ayaa u sheegay Telefishinka CBC News ayaa sheegay inuu dabaqa 8-aad ka maqlayey catowga Walaalkiisa,markii ay Boliska u xirayeen Garbaduubka.

Qoyska Dhibanaha ayaa u qaatay inuu ahaa qof geeriyooday, markii ay Boliska qabanayeen Walaalkiisa oo 37 jir ah.

- Advertisement -

Boliska Kanada wax faahfaahin ah kama bxiinin Xariga Ay u geysteen Ninka Soomaaliga ee dhimirka ka xanuunsanaa

Dhinaca kale, Boliska magaalladda Ottawa wey ka gaabsadeen inay ka hadlaan arrintaasi.waxayna sheegeen in Unugga SIU gacanta ku hayaan Baaritaankaasi.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts