HomeWararNinkii Maraykanka ee dhaawacay dhallinyaro Soomaali ah oo maanta la soo maxkamadeynayo

Ninkii Maraykanka ee dhaawacay dhallinyaro Soomaali ah oo maanta la soo maxkamadeynayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gelinka dambe ee maanta oo Isniin ah, waxaa mar kale Maxkamadda la soo taagi doonaan Anthony John Sawina, kaasi oo loo haysto inuu toogasho ku dhaawacay 2 nin oo Soomaali ah. Eedeysanaha Waxa uu bishii June 29-da ku beegnayd dabayaaqadii bishii barakaysnayd ee Ramadaan rasaas ku furay gaari ay la socdeen 5 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinka dambe ee maanta oo Isniin ah, waxaa mar kale Maxkamadda la soo taagi doonaan Anthony John Sawina, kaasi oo loo haysto inuu toogasho ku dhaawacay 2 nin oo Soomaali ah.

Eedeysanaha Waxa uu bishii June 29-da ku beegnayd dabayaaqadii bishii barakaysnayd ee Ramadaan rasaas ku furay gaari ay la socdeen 5 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku labisnaa Dharka Dhaqanka u ah Muslimiinta.

- Advertisement -

Toogashadaasi waxaa ku dhaawacantay 2 ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed ee la socotay gaariga,kuwaasi oo la sheegay inay xabbadokaga dhaceen Lugaha.

Dhinaca kale, Hadal ka soo baxay Boliska Gobalka Minnesota  ayaa lagu sheegay in Eedeysanaha la rumeysan yahay inuu geystay Fal Toogasho  ku salaysan Cunsuriyad iyo Muslim Nacayb.

Eedeysanaha oo 26 jir ayaa lagu soo oogay dhowr Fal-dembiyeed, oo ay ku jirto inuu haystay hub khatar ah, inuu ku dhawaaqay Hadalo Isir-nacayb ah  iyo Weerar Heerka Labaad ah.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts