HomeWarar(XOG MUHIIM): Doorashadda Madaxweynaha iyo Barlamaanka oo dib loo dhigay, lana shaaciyey...

(XOG MUHIIM): Doorashadda Madaxweynaha iyo Barlamaanka oo dib loo dhigay, lana shaaciyey Xilliga la qaban doono.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xog Hoose oo ay Idaacadda Radio Dalsan heshay ayaa muujinaya inuu Isbedel ku yimid qorshaha Jadwalka Doorashadda Somalia ee la filayey inay qabsoomaan bilaha August iyo September ee sannadkan. Ilo-wareed lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey inay Doorashooyinka u dhici doonaan sidatan: Bisha October ee soo socota waxaa la qaban doonaa Doorashada Xildhibaanadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xog Hoose oo ay Idaacadda Radio Dalsan heshay ayaa muujinaya inuu Isbedel ku yimid qorshaha Jadwalka Doorashadda Somalia ee la filayey inay qabsoomaan bilaha August iyo September ee sannadkan.

Ilo-wareed lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey inay Doorashooyinka u dhici doonaan sidatan:

- Advertisement -
  1. Bisha October ee soo socota waxaa la qaban doonaa Doorashada Xildhibaanadda cusub ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka Somalia.
  2. Bisha November waxaa la dooran doonaa xubnaha Aqalka Sare ee Senedka ee Barlamaanka Cusub.
  3. Bisha December 12-da waxaa la dooran doonaa Doorashadda Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Federalka Somalia.

Dhinaca kale, Hoggaamiyayaasha Golaha Wada Tashiga Qaranka ayaa la filayaa inay dabayaaqadda Bishan July Shir ku yeelan doonaan magaalladda Muqdisho, iyadoo la filayo inay si rasmi ah u  oo ay ku ansixiyaan Jadwalka Cusub ee Doorashooyinka Madaxweynaha Somalia iyo Labada Gole ee Barlamaanka Somalia.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts