HomeWararAU-da oo ballan qaaday Taageero Dhaqaale oo lagu socodsiinayo Hawlgalka AMISOM.

AU-da oo ballan qaaday Taageero Dhaqaale oo lagu socodsiinayo Hawlgalka AMISOM.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ayaa ansixiyey lacag dhan 325 million oo Dollar, taasi oo la rajeynayo in lagu xaqiijiyo Hawlaha Ciiddanka Nabad Ilaalinta AMISOM ka wadaan dalka Somalia. Kharaj Sannadeedkaasi ayaa loogu talagalay in lagu buuxiyo Qorshaha Lacagaha ee ay Midowga Afrika, oo 25% lagu taageerayo Hawlgalladda Nabadda ee guud ahaan Qaaradda Afrika. Tallaaadani ayaa timid, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ayaa ansixiyey lacag dhan 325 million oo Dollar, taasi oo la rajeynayo in lagu xaqiijiyo Hawlaha Ciiddanka Nabad Ilaalinta AMISOM ka wadaan dalka Somalia.

Kharaj Sannadeedkaasi ayaa loogu talagalay in lagu buuxiyo Qorshaha Lacagaha ee ay Midowga Afrika, oo 25% lagu taageerayo Hawlgalladda Nabadda ee guud ahaan Qaaradda Afrika.

- Advertisement -

Tallaaadani ayaa timid, kadib, markii ay Ururka Midowqa Europe ku dhawaaqeen bishii May inay 20% jareen Taageeradda Dhaqaalaha ee ay siin jireen Hawlgalka AMISOM.

Dhinaca kale, Miisaaniyadda cusub ee loo qoondeeyey Maalgashiga Hawlaha Nabadda ee Midowga Afrika waxaa lagu ansixiyey Shirweynihii 27-aad ee ay  Hoggaamiyayaasha Dowlada Afrika ee maalintii Isniintii ee la soo dhaafay  ku yeesheen Caasimadda dalka Rwanda ee Kigali.

Hawlgalka AMISOM waxa saamayn ku yeeeshay go’aanka ay Midowga Europe ku jareen Taageeradda ay sannadkiiba siiyaan Hawlgalka AMISOM, waxaamala sheegay in Hawlgalka AMISOM sannadkiiba lagu kharaj gareeyo Miisaaniyad dhan 900 million oo Dollar

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts