HomeWararMaydadka Tahriibayaal u badan Haween oo laga helay Xeebaha dalka Libya.

Maydadka Tahriibayaal u badan Haween oo laga helay Xeebaha dalka Libya.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda Samafalka Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn (MSF) ayaa sheegtay in la helay maydadka 21 Haween iyo hal nin, kuwaasi oo la socday dooni ku soo caarisay Xeebaha Libya, saacado kadib, markii ay Tahriibayaashaasi ka shiraacdeen Libya. Maydadkaasi ayaa laga helay qeybta hoose ee Doonida,iyagoo ku dhex jiray goob uu shidaal daadsanaa. Dhinaca kale, Markab ilaalo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Samafalka Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn (MSF) ayaa sheegtay in la helay maydadka 21 Haween iyo hal nin, kuwaasi oo la socday dooni ku soo caarisay Xeebaha Libya, saacado kadib, markii ay Tahriibayaashaasi ka shiraacdeen Libya.

Maydadkaasi ayaa laga helay qeybta hoose ee Doonida,iyagoo ku dhex jiray goob uu shidaal daadsanaa.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Markab ilaalo ah oo ay leedahay Hay’adda MSF ayaa soo badbaadiyey 209 qof oo la socday labo dooni oo maraysay Bartamaha Badda Mediterranean Sea.

Tahriibayaasha la badbaadiyey oo u badnaa kuwo ka soo jeeda dalalka Galbeedka Afrika, sida Nigeria iyo Gini ayaa la filayaa inay berri oo Jimco ah gaaraan Dekedda magaalladda Trapani ee Jesiiradda Sishilis ee dalka Talyaaniga.

Tan iyo maalintii Talaadada ee la soo dhaafay waxay Ciiddanka Ilaaladda XeebahaTalyaaniga soo badbaadiyeen in ka badan 2,500 oo Tahriibayaal oo 00 oo ka mid ah la soo badbaadiyey shalay oo Arbaco ahayd.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts