HomeWararDhegeyso: Xildhiban Sandhere " Waa riyo maalmeed labada kursi ay madashu...

Dhegeyso: Xildhiban Sandhere ” Waa riyo maalmeed labada kursi ay madashu nooqoondeysay in Kismaayo lageeyo”

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Xildhibaan C/qaadir Maxamed Sandheere oo kamid  ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo lahadaly idaacada Dalsan Xaruunteeda Magaalada Muqdisho ayaa ka horyimid go,aan ay wadaan siyaasiyiin ay isku heyb yihiin kaas oo ay ku doonayaan labada kuraas ay madasha u qoondeeysay oo laga siiyay deegaanada maamulka Galmudug in badalkeed laga siiyo deegaanada Maamulka Jubba taas oo ay siyaasiyiin isla beeshaas ah dhawaan utageen Kismaayo si xubnaha kuraasta ay kuleyihiin xildhibaanada cusub ay uga soo galaan deeganada maamulka Jubbaland

Hayeeshee Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Sandheere ayaa nasiib xumo ku tilmaamay in khilaaf laga dhex abuuro dad walaalo ah ooh al u jeedo ah wuxuuna hoosta ka xariiqay inaysan dhici doonin kuraasta Galmudug taalo oo beel ahaan ay madasha uga heleen inaysan cidna qaadi Karin isagoo sheegay in madasha ay horay u qoondeeysay iyaguna ay soo dhaweyeen ama ay ayidiin heshiiskii madasha

Sandhere  ayaa sheegay kuraasta halaga qaado Galmudug in micnaheedu ay tahay inaysan deegaanku daganeyn isaguna uu yahay Mudane kasoo jeeda deeganada Galmudug waa sida uu sheegay

Wuxuuna ugu baaqay siyaasiyiinta u ololeyneysa in kuraasta taalo Cadaado  ee la geeyo Kismaayo ay tahay Ayaan daro ayna  wataan siyaasiyiin dano gaar wata oo kahor imaaneysa siyaasada reerka balse uu sheegay in isku daygaas aan laga aqbali doonin

Halkaan ka dhegeyso:

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories