HomeWararMidowga Afrika oo qorsheynayo inay Ciiddanka Somalia siiyaan Tababar iyo Qalab.

Midowga Afrika oo qorsheynayo inay Ciiddanka Somalia siiyaan Tababar iyo Qalab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxa Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Ismail Chergui ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali, wax yar kadib, markii Kigali lagu soo gebagebeeyey Shir Madaxeedkii 27-aad ee Hoggaamiyayaasha 54 Waddan ee Qaaradda Afrika. Waxa uu tilmaamay  in la doonayo inay Ciiddanka Somalia la qalabayn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Ismail Chergui ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali, wax yar kadib, markii Kigali lagu soo gebagebeeyey Shir Madaxeedkii 27-aad ee Hoggaamiyayaasha 54 Waddan ee Qaaradda Afrika.

Waxa uu tilmaamay  in la doonayo inay Ciiddanka Somalia la qalabayn doono, si ay ula wareegaan Ammaanka dalka, ka hor intaan  Ciiddanka AMISOM laga saarin  Somalia sannadka 2018-ka.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu tilmaamay in Ururka Midowga Afrika ka taageeri doonaan Somalia  Doorashooyinka Madaxtinimadda iyo tan Barlamaanka ee la qaban doono dabayaaqadda bishan.

“Waxaan u baahanahay Somalia oo Nabad buuxda hesha, ials markaana la xushmeeyo Xuquuqda Aadanaha ee dhamaan Muwaadiniinta Somalia” ayuu yiri Madaxa Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Ismail Chergui

Dhinaca kale, waxa uu tilmaamay inay Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika diyaariyeen Maalgelin Khaas ah, oo lagu taageerayo Hawlgalladda La-dagaalanka Argagixisadda ee Qaaradda Afrika.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts