HomeWararMadaxweynayaasha Somalia iyo Masar oo Kulankooda Labaad ku yeelan doona dalka Mauritania.

Madaxweynayaasha Somalia iyo Masar oo Kulankooda Labaad ku yeelan doona dalka Mauritania.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Masar, Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/fataax Alsiisii doraad kulan ku yeeshaan Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali ayaa waxaa haatan la qorsheynayaa inay isku arkaan Shir Madaxeedka Dowladaha Carabta oo dabayaaqadda bishan ka furmi doona caasimadda dalka Mauritania ee Nouakchott. Kulankaasi ayaa noqon doona kii Labaad ee ay Labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Masar, Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/fataax Alsiisii doraad kulan ku yeeshaan Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali ayaa waxaa haatan la qorsheynayaa inay isku arkaan Shir Madaxeedka Dowladaha Carabta oo dabayaaqadda bishan ka furmi doona caasimadda dalka Mauritania ee Nouakchott.

Kulankaasi ayaa noqon doona kii Labaad ee ay Labada Madaxweyne isku arkaan, iyadoo ay horey ugu kulmeen Kulan Madaxeedka Ururka Midowga Afrika ee shalay lagu soo gebagebeeyey Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.

- Advertisement -

Danjiraha Somalia u fadhiya dalka Masar, C/qani Maxamed Wacays oo Wareys siiyey Wargeyska Maalinta ee Yoom Sabca ee ka soo baxa caasimadda dalka Masar ee Qaahira ayaa xaqiijiyey Kulanka Labada Madaxweyne dabayaaqadda bishan ku yeelanayaan caasimadda dalka Mauritania ee Nuwakshoot.

Dhinaca kale, Danjiraha waaxa uu tilmaamay in Labada Madaxzweyne Kulan 3-aad ku yeelan doonaan Caasimadda dalka Masar ee Qaahira, marka laga gudbo Doorashooyinka Madaxtinimadda iyo Barlamaanka ee ka dhici doonta Somalia.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts